Articles by admin

Farmaajo: waxaa iga go,an aniga iyo xukuumadaydu in gobolka    mudug gaar ahaan magaalada Galkacyo iyo Gobolka mudug oo dhan bulshada ku nool ay  helaan nabad waarta hadii alle idmo. Barqamaal 2017-01-03 Dib u milicsi Gaalkacyo :Dagaalkii sokeeye ka dib  1993  waxaa heshiis lagu gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia…

Read More

Film: Europas Brasilia

Waa filim ka hadlaya nolosha Sagal Ali  Fadhaye oo barata taqtarnimo, kuna dhalatay wadanka Sweden. Barnaamijkaan waa maqal iyo muuqaal aan ka sameeyey filmkaas ku saabsan Sagal Ali http://barqamaal.com/wp-content/uploads/2017/12/Badhawe-Aden-Hussein.m4a

Read More