Articles by admin

Dhagayso oo Daawo Sawirada “Baran uma Bahna Buur in la Fuulo Baran Waxay u Baahantahay in la soo booqdo” Musharax Cabdiweli Gaas oo si weyn loogu soo dhoweyey Magaalada Baran ee Gobalka Sanaag. FAARAX DECEMBER 11, 2013 0 Musharax Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maalmihii ugu Dambaysay Socdaal ku Marayay Deeganada…

Read More

Baran:Dr.Gaas”Adeerkay Farole waxaa uu jawaabi doono dadka Reer Puntland 8-Janaayo”

  Baran(pp) Murashax Dr.Cabdiwali Maxamed Cali oo maanta gaaray magalada Baran ee xarunta Gobalka Sanaag ayaa khudbad u jeediyay dad-wayne soo dhawayntiisa ka qayb galay. Murashax Gaas ayaa si mal-dahan uga hadlay dhaleecayntii uu shalay usoo jeediyay madaxwaynaha Puntlad Cabdi-Raxmaan Farole taasoo ahayn inuu been-low yahay Gaas isimadda Puntlandna isku diray,wuxuna…

Read More

  Ugaas Cabdillaahi Isse Nuur oo Waraysi bixiyey kana hadlay Xasiloonida Deegaanka Boocame Rajana ka muujiyey Isbadalka Puntland & Doorooshoyinka All Boocame Online Ugaas Cabdillaahi Isse Nuur oo Waraysi bixiyey kana hadlay Xasiloonida Deegaanka Boocame Rajana ka muujiyey Isbadalka Puntland & Doorooshoyinka Boocame, December 10, 2013 – Ugaaska Beesha Xassan…

Read More

Warbixin:- Dilka xildhibaan Faysal iyo doorka caasimadnimo ee Muqidsho.

  Waxaa 06/12/2013. qarax la soo maleegay lagu khaarijiyey Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Soomaaliya laguna magacaabo Maxamed Warsane Maxamed oo ku magac dheeraa Faysal ( Alaah janadii haka waraabiyo) ,Xildhibaanku wuxuu ka soo jeedaa Puntland.. xildhibaan Faysal oo aan aqoon shaqsi ah u leeyahay waxaan ku tilmaami karaa wadani, indheergarad firfircoon,…

Read More

Waxaa hada si xawli ah ku socda ololaha ay Musharixiintu isku soo bandhigayaan iyagoo badankoodu hada ay bilaabeen Wareeg ay ku samaynayaan Gayiga Puntland, Waxaa iyana feer socda soo xulida Xildhibaanada, inkastoo muran badan dhankaas ka jiro, Madaxweyne faroole wuxuu todobaadkaan horaantiisa ku dhawaaqay Gudiga Xalinta khilaafaadka oo shaqadooda ugu wayn…

Read More

Daawo sawirada shirkii jigjiga oo Wali socda

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan sheikh Maxamed iyo Wafdigii uu hogaaminayay ayaa wali wuxuu ku sugan yahay Magaalada Jigjiga halkaasoo ay ku kulmeen Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Madoobe oo ay ka wada hadleen Xaalada Jubaland iyo halka ay marayso. Labada masuul waxay ka wada tashadeen sidii loosii wadi lahaa horumarinta…

Read More