SOMALI-NEWS

Mowqif cusub oo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi ka istaageen saami qeybsiga Aqalka Sare

From allsanag: Mowqif cusub oo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi ka istaageen saami qeybsiga Aqalka Sare Kulan ay isugu yimaadeen magaalada Muqdisho Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa waxay mowqif cad ka istaageen arrinta Aqalka sare ee saami qeybsiga beelaha waqooyi ama Somaliland, iyagoo sii cusleeyay khilaafkii iyo is qab qabsiga…

Read More

Mawliidkii Nabi Mohamed (SCW) 2016/12/04 Oo lagu qabtay wadanka Sweden

  Asc: Waxaa magaalada Gothenburg ee dalka Sweden lagu qabtay mawliidkii Nabiga (SCW) habeenkii xalay. Wuxuu ahaa barnaamij aad iyo aad loo soo habeeyey, waxaana halkaas isugu yimid culimo ka kala timid gobolada Sweden oo carab iyo somali ba leh. Waxaa halkaas  laga jeediyey muxaadarooyin aad u qiira galiyey muslimiintii…

Read More

HORTA NABADOONOW YAA KULA XISAABTAMA? By Abdullahi Said Dubesare

  HORTA NABADOONOW YAA KULA XISAABTAMA?   Walaalayaal meel walboo aad joogtaan waxaan inu ku salaamaya salaanta islaamka ” Asalamu calaykum waraxmatullahi Wabaraakatuhu” Salaan ka dib, walaalayaal, saad wada ogtihiin aduunka maanta aan joogno shaqo walba oo la qabanayo waxay ku dhisantahay ISLA-XISAABTAN JOOGTAA haday tahay mid dawladeed, ganacsi iyo…

Read More

Sep 6, 2016 – jawaab   MUQDISHO(PTIMES)-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayay shirkii Madasha Wadatashiga ee Soomaaliyeed ayaa si adag u diidey qorshe kasta oo dib u dhac uu ku gali karo hanaanka doorashada Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuuna sheegay in aysan marnaba aqbali doonin qorshe…

Read More

(Daawo)Madaxda Puntland iyo Federaalka oo dhagaxdhigay dhismaha ispitaalka Galkacyo.

https://www.facebook.com/Bkayle/videos/1186569578077335/ (Daawo)Madaxda Puntland iyo Federaalka oo dhagaxdhigay dhismaha ispitaalka Galkacyo. Madaxwaynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo uu wehliyo Gudomiye xigeenka barlamanka Federaalka ayaa maantay dhagaxdhigay dhismaha cusub ee isbitaalka Galkacyo. Madaxda ayaa dhamaantood baaq u wada diray shacab waynaha somaliyeed dal iyo Dib ad.

Read More

Fiqi bashir oo hadal kooban u jeediyey waftigii jaaliyada ayaa alle uga baryey in Soomaalidu nabad hesho, wixii dhibaato ah oo dhexyaalana alle u sahlo iney xaliyaan. Inkasta oo Fiqi Bashir xanuun hayey hadana waxaa wajigiisa ka muuqday nuur fiican.   Waxaan allihii waynaa uga baryeynaa inuu Fiqi Bashir caafimaad deg-deg…

Read More