SOMALI-NEWS

Fiqi bashir oo hadal kooban u jeediyey waftigii jaaliyada ayaa alle uga baryey in Soomaalidu nabad hesho, wixii dhibaato ah oo dhexyaalana alle u sahlo iney xaliyaan. Inkasta oo Fiqi Bashir xanuun hayey hadana waxaa wajigiisa ka muuqday nuur fiican.   Waxaan allihii waynaa uga baryeynaa inuu Fiqi Bashir caafimaad deg-deg…

Read More

GAALKACYO(PTIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiwali Maxamed Ali Gaas ayaa kulan adag oo xasaasi ah la yeeshay qeybaha bulshada ee gobalka Mudug, gaar ahaana magaalada Gaalkacyo waxaana si adag looga wada hadlay xaaladda amniga ee magaalada. Waxgaradkii hadlay ee gobalka Mudug waxay si cad u sheegeen in Galmudug ay ka dambeyso…

Read More