SOMALI-NEWS

  Five Arab countries are ranked among the top 10 most corrupt nations, according to Transparency International’s newly released annual Corruption Perceptions Index, as instability in the region has profound effects on governance.The list, published on Tuesday, ranks countries on an index score that relates to perceptions of the degree…

Read More

Musharaxiin ka horyimid Magacaabista Gudiga Xalinta Khilaafaadka

Musharaxiinta u taagan xilka madaxweyne nimo ee Puntland oo qaarkood ku sugan magaalada Caasimada ah ee Garoowe ayaa sidoo kale maanta kulan ay si kala gaar gaar ah ugu qabteen gudaha magaaladaas waxa ay ku cambaareeyeen gudiga uu ku dhawaaqay madaxweyne Faorole. Musharaxiintan ayaa sheegay in gudigaasi aanay aheyn in…

Read More

qaneeco ka timi shacabka shacabka s sc talada waxgaradka iyo garaadada ayaa lagu dhisay qaneeco ka timi shacabka shacabka s sc  talada waxgaradka iyo garaadada ayaa lagu dhisay puntland  wax kasta oo ay dadku ku heshiiyaan  iyo maamulkii lagu midaysnaa  waxaa jirta in lagu kala aamin baxay  dhaliil badanina ay…

Read More

AKHRISO: Khudbadii R/W Saacid looga diiday in uu ka akhriyo Baarlamaanka

KHUDBADDII RAYSAL WASAARAHA EE MADASHA BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA DECEMBER 02, 2013 Marka ugu horreysa waxaan Salaan waafiya u hibeyneyaa Guddoonka iyo Xubnaha GOLAHAN HAYBADDA WEYN EE SHACABKA, oo ay haboon tahay in mar walba la xasuusnaado in Fadhigiisa Guud yahay HAY’ADDA, Dastuur ahaan, Ugu SARREYSA Uguna AWOODDA badan Qaranka Soomaaliyeed….

Read More

Maxaa xigi karo xil ka qaadista Saacid?!!! 2. december 2013

Baarlamaanka soomaaliya ayaa waxa uu xilka ka qadaay ra’iisal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Saacid. Waxaa u codeeyay mooshinka 184, halka 65 oo kaliya ay u codeeyeen iyadoo tirada guud ee xildhibaanada soo xaadiray kulanka ay ahayd 249. Ra’iisalwasaaraha cusub Haddaba waxa ay su’aashu tahay yaa noqon doono ra’iisalwasaaraha cusub?…

Read More