Deprecated: __autoload() is deprecated, use spl_autoload_register() instead in /customers/0/9/6/barqamaal.com/httpd.www/wp-includes/compat.php on line 502 SOMALI-NEWS – Page 38 – Barqamaal

SOMALI-NEWS

Qardho:Murashax Maxamed Cabdinuur oo si wayn loogu soo dhaweeyay Qardho(Sawirro)

  Qardho(pp) Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka mid ah ragga u taagan xilka madaxtinimadda Puntland ayaa maanta si ballaaran waxaa loogu soo dhaweeyay magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar. Dad-wayne aad u faro badan oo watay gaadiid iyo fardo ayaa duleedka koonfureed ee magalada Qardho ugu hortagay,halkaasoo haweenkii kasoo qayb galay…

Read More

Qarax ka dhacay magaalada Bosaso – Faahfaahin iyo Sawiro/Video

Goorey saacadu markey ahayd abaaro 11:00 barqanimo ee maanta oo Khamiis ah ayaa hal mar la maqley qarax aad u weyn oo ka dhacay waddada ka soo baxda Suuaqa Caanaha isla markaana aada dhanka Hotel Imaraat, Uuro iyo qiiq ayaa cirka isku shareeray, waxaana firirku gaarey meelo aad uga fog…

Read More

Qorax weliba subaxeede maalmihii na soo marey mid waliba xusuus iyo dareen reebtay, Shan sano ka hor maanta oo kale Garoowe musharixiin ayey soo dhaweeyneysey, maalmuhuse kala geddisan ninba si u arag mid tebaya, dulqaad iyo dimoqraadiyad la’aan, mid macaan iyo amni dareemaya halka mid kale ay Ashuun ku aadaan…

Read More

Waxaa maanta kulan isugu yimid beesha Axmad Harti(Dishishe) oo ka mid ah beelaha dega Puntland,kaasi oo ay kaga hadlayeen hadal maalintii shalay ka soo yeeray madaxweyne Faroole oo ahaa in beesha Axmad Harti ay tahay beel aan  isu soo taagin ilaa hadda xilka madaxweynaha Puntland, ku xigeenkiisa iyo gudoomiyaha baarlamaanka…

Read More

  Five Arab countries are ranked among the top 10 most corrupt nations, according to Transparency International’s newly released annual Corruption Perceptions Index, as instability in the region has profound effects on governance.The list, published on Tuesday, ranks countries on an index score that relates to perceptions of the degree…

Read More