Deprecated: __autoload() is deprecated, use spl_autoload_register() instead in /customers/0/9/6/barqamaal.com/httpd.www/wp-includes/compat.php on line 502 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/0/9/6/barqamaal.com/httpd.www/wp-includes/compat.php:502) in /customers/0/9/6/barqamaal.com/httpd.www/wp-includes/feed-rss2.php on line 8 Barqamaal http://barqamaal.com Horyaalka Warbaahinta Soomaaliyeed Wed, 12 Sep 2018 21:52:25 +0000 en-US hourly 1 https://wordpress.org/?v=4.8.7 Calool ka noolow naga joog. http://barqamaal.com/?p=6348 Wed, 12 Sep 2018 21:40:16 +0000 http://barqamaal.com/?p=6348


Calool ka noolow naga joog.

Asc Reer Puntland Waxaad halkaan ku daawan doontaan
dardaaran taariikhiya oo ay sadex oday oo reer Puntland ah
uga tagayaan intii nool iyo iyo inta dhalan doonta ee
ka damqan doona wixi dhibaataa ee ku yimaada
hogaan socodka dowlad goboleedka Puntland. Waa
dardaaran ku dhisan cilmi iyo aqoon, waaya
aragnimo soo jirtay mudo dheer, aqoon maadiya
iyo mid Abwaanimo, waa xikmad ku saleysan wadan
jacayl, daryeel jacayl bulsho iyo alle ka baq. waa
dardaaran bulsho nasiib lihi ay helaan. Daawasho
wacan.

]]>
Rabitaanka cusub ee dakadaha Somalia http://barqamaal.com/?p=6320 Wed, 25 Jul 2018 15:40:50 +0000 http://barqamaal.com/?p=6320

Rabitaanka cusub ee dakadaha Somalia

Qore: Abdulgadir (Badhawe) Aden Hussein

 

Asc: Mudo ayaan isweydiinayey maxaa aduunka ku cusub oo loogu tartamayaa dakadaha Somalia. Halkaan waxaan iniin kugu soo bandhigayaa qoraal aan soo gaabiyey, oo aan filayo inuu inoo iftiimiyo arin aan isleeyahay waxay sabab utahay rabitaanka dakadaha Somalia.

 

Wadanka Shiinaha iyo Bakistaan waxaa ka dhexeeya xiriir aad u wanaagsan, waxayna labada wadan diyaarinayaan dakadii aduunka ugu waynayd iney ka dhisaan magaalada la yiraahdo Gwadar ee ku taal xeebta biyaha loo yaqaan carabiyaan sii (Arabian Sea) ee koonfurta Bakistaan, magaaladaas oo hada leh dakad ay dhistay wadanka shiinuhu.

Gwadar dakada hada ku tal waxay ahayd wajigii koowaad, wajiga labaad markii uu dhamaado, waxaa labadaas wadan ku talagaleen in Gwadar ay noqoto isha dhaqaalaha ee aduunku ganacsiga u aado. Markaad fiiriso meesha ay Gwadar ku taal, waxaad arkeysaa in Gwadar ay ku taal xeebta Arabian Sea, biyaha xeebtaasu waxay dhinaca waqooyiga uga

aroortaa biyaha layiraahdo Red Sea ee ay ku yaaliin wadama badan oo Carab ah, biyahaas Red Sea waxaa waqooyi ka xiga biyaha loo yaqaan miditereeniyaan (Mediterrenian Sea). Koonfurta xeebta Gwadar waxaa ku yaala biyaha loo yaqaan indiyaan ooshiyaan(Indian Ocean). Biyaha Indian Ocean ku waxay ku arooraan labada badood ee waawayn loona yaqaan Atlantic Ocean iyo Pacific Ocean.

Gwadar waxaa muuqata iney leedahay fursad ay aduunkoo dhan ganacsi lasamayso markii qaybta labaad ee dhismaheedu dhamaado, iyadoo Gwadar adeegsaneysa biyaha iyo badaha aduunka, hadaba markaad si fiican u fiiriso xeebta dheer ee ay Somalia leedahay waxaa hubaal ah in wadama badan isku dayayaan sidii ay xeebaha Somalia ula wareegi lahaayeen. Waxaan filayaa in rabitaanka cusub ee xeebaha Somalia lagu doonayo in lagula wareego ay salka ku hayso qorshaha Gwadar ee ay ku heshiiyeen labada wadan ee Bakistaan iyo Somalia.

Hadaba, Sidee qorshahaas Somalia ula qabsan doontaa?.???

 

links:

http://multimedia.scmp.com/news/china/article/One-Belt-One-Road/pakistan.html

 

 

]]>
Tukaraq and western perception of war (Aragtida westernka ee dagaalada) http://barqamaal.com/?p=6314 Wed, 23 May 2018 13:56:01 +0000 http://barqamaal.com/?p=6314

Tukaraq and western perception of war
(Aragtida western ka ee dagaalada)
2018-02-13
Asc: Waxaa magaalada Tukaraq isku horfadhiya laba ciidan oo ka kala yimid labada maamul, Puntland iyo Somaliland. Hadaba maxay tahay sababta keentay in ilaa hada aan Puntland tilaabo milatari qaadin, taas oo ay kaga jawaabayso duulaanka maamulka somaliland kula wareegen Tukaraq. Dadku waxay isla dhexmarayaan: Abdiwali Cali Gaas dagaal marabo, hay,adaha caalamigaa sida IGAD, UN iyo kuwa somalia arimaheeda daneeya ayaa hortaagan, Somaliland ciidankeeda ayaa ka xoog badan kan Puntland, beelaha ku abtirsada Puntland ayaa kala qaybsan ama kala aragti duwan. Arimahaas oo dhan waa kuwa u baahan baaritaan dheer aniguna aanan halkaan kaga jawaabayn. Mida aan rabo inaan dadka u iftiimiyo waa aragtida ay qabaan reer galbeedku marka laga fiiriyo dhinaca falsafada dagaalka iyo dhul kala qabsiga. Duulaanka Somaliland ku qabsatay Tukaraq waxaa layiraahda Fait accompli ama An accomplished fact oo macnaheedu tahay waa hawl soo dhamaatay laguna kala baxay. Duulaankii Tukaraq waxay lamid tahay tii lagu kala adkaaday Laascaanood, Taleex, hadana Tukaraq. Falsafada western kuna waa mida dhahaysa dagaalkii waa lagu kala adkaaday ee si aan dagaal dambe u dhicin qolo walba meeshay joogto haku sugnaato. Waxaana muuqata in maamulka Puntland iyo hogaamiyahoodu uu aqbalay midaas dhahaysa Fait accompli , waa nala ka adkaaday, waxayna sugayaan inta bulshada reer Puntland samrayaan si hadhawto loogu qanciyo arimaha aan kor ku soo xusay ee hada bulshada dhextaal, oo ay ku tilmaamayaan sababta Puntland uga fal celin weyday duulaankii Tukaraq. Su,aasha meesha taal waa: somaliland ma ku qancaysaa meesha ay hada ciidankeedu ku suganyahay? goormay yoocada tagayaan? Ma sidii Laascaanood, Taleex iyo Tukaraqbey bey waqti siin inta ay yoocada ku tageyso? Marka laga eego guulaha ay gaartay Somaliland iyo sida ay waqtiga uga faaidaysanayso iyo hogaamiyayaashii Puntland soo maray ama hadaba haya hogaanka qabsashadii laascaanood, Taleex yo Tukaraq waxaan qiyaasayaa ineysan waqti dheer sugi doonin iney yoocada tagaan, waayo waa mida kaliya oo hortaagan aqoonsigii ay ku dhawaad 30 sano ku haminayeen. Waa aduun iyo looba joogee.
Badhawe Aden Hussein

]]>
Deg Deg: Gudiga Difaaca Puntland oo Go’aamo halis ah ka soo saaray Dagaalka Tukaraq http://barqamaal.com/?p=6311 Wed, 23 May 2018 10:18:00 +0000 http://barqamaal.com/?p=6311

]]>
Masawirka iniin muuqdaa wuxuu cadaynayaa qorshaha dheer ee lagu burburindoono masaajidka Qudus. Pictures don’t lie? US envoy accepts fake photo with Jerusalem mosque replaced by Jewish temple http://barqamaal.com/?p=6307 Wed, 23 May 2018 09:49:56 +0000 http://barqamaal.com/?p=6307 Pictures don’t lie? US envoy accepts fake photo with Jerusalem mosque replaced by Jewish temple
Pictures don’t lie? US envoy accepts fake photo with Jerusalem mosque replaced by Jewish temple
Tensions surrounding Jerusalem just got worse, thanks to a bit of make believe and Photoshop. The US ambassador was thrust into controversy after accepting a picture of the city which replaced a mosque with a third Jewish temple.

US Ambassador to Israel David Friedman was all smiles as he accepted the aerial photo of Jerusalem during a tour of the city of Bnei Brak held by the ultra-Orthodox Achiya organization, which aids children suffering from learning disabilities.

The IMEU@theIMEU

What’s missing in this photo of Jerusalem that US Ambassador to Israel David Friedman is looking at? The Dome of the Rock & Al-Aqsa Mosque. Removing the Islamic holy sites is a long-term goal of far-right Israeli Jewish extremists who want to erase Palestinians from Jerusalem.

While a gift to a US ambassador by an Israeli organization isn’t exactly breaking news considering the Jewish State’s extreme delight at Washington’s decision to relocate its embassy to Jerusalem, this one particular gift was more than a bit absurd, because it isn’t at all factual.

The photo shows the iconic Al-Aqsa Mosque and the Dome of the Rock replaced with the Third Temple, which has been long sought after by Jews. The image of Friedman was first published on the ultra-Orthodox news website Kikar Hashabat.

Once the US Embassy saw the doctored photo, it snapped back by saying that Friedman “was not aware of the image thrust in front of him when the photo was taken. He was deeply disappointed that anyone would take advantage of his visit to Bnei Brak to create controversy.” It went on to reiterate that the US “supports the status quo on the Haram al-Sharif/Temple Mount.”

The embassy demanded an apology from the non-profit organization which gifted the photo, an official told Haaretz. It later received one, with the non-profit saying that “regretfully the entire event was marred by a cheap political act.” It added that “the responsible staff member was identified and apologizes and we will deal with the matter internally in the organization.”

Meanwhile, despite the US Embassy insisting that Washington supports the status quo, others aren’t so sure. Al-Aqsa Mosque even made it into a Dutch comedian’s parody of Israel’s winning Eurovision song. “The world’s leaders are eating out of my hand… we’re throwing a party, are you coming? Later, at the al-Aqsa mosque, which will be empty soon anyway,” one lyric states. Israel’s Embassy in the Netherlands has lodged an official complaint

]]>
Madaweynayaal Muslimiin ahaa oo la dilay (How Did Our Muslim Leaders Mysteriously Vanish?) http://barqamaal.com/?p=6301 Mon, 14 May 2018 17:29:19 +0000 http://barqamaal.com/?p=6301

What you see is a family picture is a family meeting, The Islamic Summit Conference held in 1974 in Lahore was hosted by Pakistan and came to be known as the Lahore Summit. It was an extra ordinary summit, called to discuss the Middle East situation in the wake of Arab

]]>
Daawo hormarinta waxbarashada dhaqanka somaliyed http://barqamaal.com/?p=6286 Mon, 19 Mar 2018 12:13:42 +0000 http://barqamaal.com/?p=6286 Af soomaaliga jamacada bosao ee semisterka 5aad

]]>
Anagoo arkaynaa gacmaha nalagu iibsanayaa http://barqamaal.com/?p=6271 Wed, 14 Mar 2018 12:15:19 +0000 http://barqamaal.com/?p=6271

Anagoo arkaynaa gacmaha nalagu iibsanayaa

Diinta masiixiga ayaa ogol adoonsiga: in noolaha dadka ee ilaahay abuuray is iibsadaan, gaar ahaan in dadka madow lakala iibsado waa mid soo jireen ah, waxaana laga dhaxlay dagaalo dadbadan ku baaba,ay, iyo in arintaasu dadka madow ay ku noqotay bahdil ay adagtahay sidii  ay uga bixilahaayeen dadka madow gaar ahaan bulshada Afrika ku nool.

Dadka haysta diinta masiixiga qaarkood waxay rumaysanyihiin (Akhri genesis book, Kapital 9, 25-26) in dadkka madow in la adoonsado ay saxtahay, waxayna ku andacoonayaan sida diinta masiixigu qorayso in dadka madow gaar ahaan dadka ka yimid Afrika ay yihiin dad ilaahay u sameeyey adoonsi, kana hooseeyaan umadaha kale ee alle ku abuuray dunidaan.

Qiyaastii qarnigu markuu ahaa 1442 ayey bilaabatay in dadka madow laga dhoofiyo qaarada Afika loona dhoofiyo wadamada Europe. 1526 waxaa bilowday dhoofintii dhalinyarada Afrikaanka ahayd si dhalinyaradaas madow ay uga shaqeeyaan beerihii ay lahaayeen maal-qabeenadii cadaanka ee ku yiilay dhulka looyaqaan Laatin-Ameerika, dabadeena adoonsigii dadka afrkaanka ah wuxuu ku fiday aduunkoo dhan, gaar ahaan qaarada waqooyiga Ameerika. Maxay ahayd sababihii dadka madow loo doortay in la adoonsado, lana rarto?

Ama kaagay goortay wankii araxda tuujeene: Waxay ku jirtay gabaygii Ismaaciil Mire, dadka madow gaar ahaan kuwa u dhashay qaarada Afrika waxay ahaayeen kuwo Alle siiyey xoog iyo adkaysi ay uga shaqeeyaan hawshii dhibta badnayd ee laga qabanayey beeraha habeen iyo maalinba, dadka kalana aysan lahayn, sidoo kale waxay dhalinyaradii laga soo afduubtay Afrika lahaayeen awoood jir ahaaneed iyo gaar ahaan u adkaysi kulaylkii wadanka Baraasiil. Dadka cadcad ma awoodaan dhulka kulaylahaa iney mudo dheer ka shaqeeyaan. Adoonsigu macnahiiso waa in hawshii aad qabsan lahayd qof kale kuu qabto, taas oo markaas ka qaadaysa qofkii kale xornomadii ilaahay siiyey.

Adoonsiga, gumeysiga iyo horumar la,aanta waxyaalaha ugu waynaa ilaa hada waxay ku xirnayd kala xoogbadnaanta dhinaca awooda ciidamada, inkastoo dagaalkii labaad wixii ka dambeeyey ay iyana qayb ka ahayd khilaafkii la dhexdhigay bulshadii lasoo gumaystey, amaba lasoo adoonsadey. Ilaa iyo hada waxaynu kasoo sheekaynay dhibtii ay soo mareen dadka madow, gaar ahaan dadka u dhashay qaarada Afrika. Maxay tahay dhibtaan joogtadaa ee haysata qaarada Afrika?

Afrika waxaa ku dhacday inkaar barwaaqo iyo hanti darteed: waa halhayska aqoonyahanada u dhuun duleela haardaamooyinka loo gaysanayo Afrika. Qarni yadii hore waxaa afrika loo adoonsadey in xooga dhalinyarada Afrika ilaahay siiyey si khasab ah loogu shaqaysto, dabadeed waxaa bilaabatay in dahabka, dhaymanka, iyo waxyaalaha dabiicigaa ee Alle ku manaystay layska gurto. Gumeysigii intii ay Afrika ku jirtay waxaa beeralayda Afrika lagu khasbay iney beeraan miraha aan aduunka kale laga helin, sida Mooska, Liinta, Canbaha iyo wixii la halmaala, isla markaasna Afrika loo iib gayn jirey Bariiska, Baastada, Galayda, Sonkorta iyo wax yaalaha daruurigaa ee Afrika u baahnayd iney marka horoba beertaan. Barwaaqada ilaahay ku manaystey Afrika ayaa noqotay mid ayadii lagu dhibaateeyo, waana midaas tan halhayska uga dhigtay”Afrika waxaa ku dhacday inkaar Barwaaqo/Hanti darteed“.

Qaarada Afrika oo intaas oo dhiba lasoo mariyey waxay ahayd in qarnigaan bulshada Afrika ay ka madaxbanaanaato in dhibtaas mardambe aan loo gaysan. Hayeeshee wuxuu yiri Abwaankii weynaa Ismaaciil mire ” ilmaroojihii bey khatalay kii an aaminaye” Madaxdii loo doortay iney hogaamiyaan Afrika, bulshadii aamintay wey khiyaaneen haday tahay iney nabad ku soo dabaalaan, iyo hadayba tahay iney ilaaliyaan hantida Afrika. Hadii aynu inyar dib u fiirino Somalia, gaar ahaan bulshada ku nool Waqooyi Galbeed, iska daa iney dib u eegaan in Afrika amaba Somalia aysan u baahnayn dagaal dhexmara ninmadow mardambe iyo umada Somalida dhexdeedee, waxay dagaal toosa ku qaadeen beel Somaliyedeed oo dagan Sool iyo Sanaag, ugu dambayntiina waxay qabsadeen magaalada Tukaraq. Kala qaybsanaanta bulshadu waxay qayb ka ahayd adoonsigii, gumeysigii, hantidii qaarada Afrika ee laguranaayey, maanta kala qaybsanaanta beelaha Somaliyed waxay horsseday in beel walba dhinac u dhaqaado, in beel walba ay la xirato dawladay rabto, ganacsigay rabtana la samaysato. Maxaa ku soo siyaaday inkaartii ku dhacday hantida /barwaaqada darteed qaarda Africa?

Anagoo arkaynaa gacmaha nala ku iibsanayaa: Dhicida, boobka iyo sirta lagu dhacayo qaarada Afrika waxay ahaan jirtey mid loo soo maro farsamooyin kala gadisan, waxa la dhici jirey waxay badanaa ahaan jirtey kuwa aan kor ku soo xusney. Iminka waxaa bilaabatay in lala wareego hantidii maguuraanka ahayd sida: Dakadaha, Ayraboorada, Hawada, Dhulbeereedka, Xeebaha lagu maleynayo khayraadka dabiicigaa, dhulka laga heli karo Macdanta, Saliida. Dhicitaankaan hada socda maaha mid farsamooyin adag la adeegsanayo, lagana qarinayo bulshadii lahayd khayraadkan ee waa mid iyadoo maalintu caddahay lays dhacayo, dadkiina ujeedo. Wuxuu yiri Abwaankii weynaa: anigoo arkaayaa gacmaha laygu iibsadaye, hada anagoo arkayna baa gacmaha nalagu iibsanayaa. Kuwii wadanka madaxda looga dhigay iyo kuway ka iibsanayaan waa ujeedaan waxay sameynayaan, Somali oo dhan waa ujeedaa in wadankii lagadanayo, qaarada Afrika oo dhan waa ujeedaa, caalamkii Islaamkoo dhan waa fiirsanayaa waxa ku dhacaya Somalia. Sidaas hada loo fiirsanayo in Somalia lakala googooyo, dabadeedna qayba mar laiibsado ayaa markii dhalinyartii qaarada Afrika la afduubayey, la adoonsanayey, la raranayey loo fiirsanayey. Waxaa Somalia boobaysa bulsho kale oo ka dhaqaala badan, ka cilmi badan, kana nolol fiican. In bulsho intaas oo dhan ku dheer ay ku dhacdo waa muudal nimo, waa bakhayl nimo, waana mid u baahan in inta goori goor tahay aad bulshadaada badbaadisid, ubadka soo korayana aad uga tagtid dal iyo dhul caafimaad qaba, hadii kale kuma ay cafindoonaan hadaadan hadeer ka hortagin waxa laguugu talagalay in aad aakhirka ku dambeyso

 

Abdulgadir Aden Hussein (Badhawe)

]]>
Russia’s foreign minister expressed concern over the armaments build-up in the Horn of Africa http://barqamaal.com/?p=6261 Sun, 04 Mar 2018 15:59:06 +0000 http://barqamaal.com/?p=6261

Lavrov calls for strengthening Somalia’s army

Russian Politics & Diplomacy

March 03, 10:12UTC+3

 

Russia’s foreign minister expressed concern over the armaments build-up in the Horn of Africa
http://tass.com/politics/992622

MOSCOW, March 3. /TASS/. Russia is calling on the international community to undertake measures to strengthen Somalia’s army and the African Union Mission in Somalia (AMISOM), Russia’s Foreign Minister Sergei Lavrov said in an interview with Ethiopia’s The Reporter.

AMISOM’s military contingent remains the key component of supporting the Somalian federal government in fighting the al-Shabab terrorist group, which threatens the entire region, he said.

“In the current situation in that country, Russia’s position is that the international community should continue to undertake measures to raise the potential of the Somalian army and AMISOM’s units,” the minister said.

At the same time, he pointed to the situation on the Horn of Africa, where inter-state conflicts, territorial disputes and major security challenges continue. The challenges include terrorism, piracy, trans-border crime, drug trafficking. “The aforementioned factors remain the main reasons of the growing military expenses in the region, and explain the numerous international military and naval bases,” Lavrov said.

“Russia is traditionally in favour of settlement of disputes by exclusively peaceful, political-diplomatic means,” the Russian foreign minister said. “Thus, building up the armaments – both in the Horn of Africa’s region, and in other parts of the world – causes deep concerns, since, moreover, those allocated huge resources could be used for the social, economic and humanitarian purposes.”

Every country, he continued, has the right to set optimal parameters for own security. “Our position is based on the necessity to follow the key principle of security’s indivisibility.”.

 

]]>
DAAWO SAWIRRO: Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo shir gudoomiyey kulankii ugu horeeyey ee ay yeesheen Guurtida Dibu heshiisiinta G Mudug http://barqamaal.com/?p=6257 Sun, 04 Mar 2018 15:30:03 +0000 http://barqamaal.com/?p=6257
Filed under: W.Gudaha,Wararka Maanta | 

GAALKACYO(P-TIMES)- Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo kamid ah isimada Puntland ayaa maanta shir gudoomiyey kulankii ugu horeeyey oo ay wadajir u yeesheen Guddiga Guurtida iyo dibu heshiisiinta ee labada dhinac ee Puntland & Galmudug.

Kulankan ayaa looga hadlayay sidii loo dhaqaajin lahaa dadaalada dibu heshiisinta, loogana miro dhalin lahaa qodobadii ay horey dhinacyadu ugu heshiiyeen ee la xariiray dhanka Nabadgalyadda.

Isimada gobalka Mudug oo shirkan ka qeybgalay ayaa soo dhaweeyey in wadajir maanta loo bilaabo Aayaha nabadda ee gobalkaas, ayna qeyb ka yihiin dadaalada guddigan.

Siyaasiinta labada dhinac oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in ay ka go’an tahay nabad waarta oo ka dhalata gobalka, waxayna sheegeen in ay ugu baaqayaan qeybaha bulshada oo dhan in ay doorkooda ka ciyaaraan arrimahan taagan

Magaalada Gaalkacyo waxaa ka socda dadaal ay horkacayaan Isimadda gobalka Mudug, uuna Shir gudoon u yahay Islaan Bashiir Islaan Cabdille, kaas oo ku aadan sidii nabad waarta looga dhigi lahaa gobalka oo ay marar badan ka dhaceen isku dhacyo u dhaxeeya maleeshiyo beeleedyo iyo labada maamul ee Puntland & Galmudug, kuwaas oo dibu dhac weyn u geystay gobalka.

Maamulada Puntland & Galmudug ayaa horey heshiisyo u gaaray, laakiin heshiisyadaas ayaa fashilmi jiray, balse heshiiskii ugu dambeeyey oo ay Isimadu lahaayeen balan-qaadkiisa ayaa hadda ah mid laga gaaray guulo wanaagsan, shacabkuba wey soo dhaweeyeen dadaalada Isimaddu horkacayaan.

]]>