Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhimatay dagaalada Syria

Islamic_State_(IS)_insurgents,_Anbar_Province,_Iraq

foto Aftonbladet

Sweden: 9 dhalinyaro soomaali ah oo u jihaadtagay dalka suuriya oo la xaqiijiyay dhimashadooda


Waxaa la soo bandhigay tirada dhalinyarada Soomaliyeed ee dagaalada siiriya   ku dhumatay, wargayska aftonblodet  oo ka mit ah wargaysyada ka soobaxa dalka Iswiidhan,  ayaa soo bandhigay magacyada  dhalanyarada ku dhintay jihaadka suuriya.   Tirada guud ee dhalinyarada dhalashada iswiidhiska haysta ee tagay dalalka ay ka socdaan dagaalada loogu magacdaray jihaadka ayaa gaaraysa ilaa iyo 80 dhalanyaro oo ay ka midyihiin 20 dumarah ku waaso gabi ahaantadaba ka tagay dalka iswiidhan. Tirada aan kor ku soo xusay ee 80 ka ah 9 ruux oo  ka mid ah tiradaasi waa Soomali haysta dhalashada iswiidhasha 2 ka mid ah waa dumar waxayna ka tageen caasimada dalka Iswiidhan ee Stockholm iyaga oo magacyadooda aan lasheegin,  halka  7 kale ay yihiin wiilal ka kala tagay goobo kala duwan ee ka tirsan dalka Iswiidhan.

MAGACYADA

 

Ahmed Hassan Suleiman  2013 ayuu tagay  Suuris1ya ICE.
Sanadka dhalashada: 1989
Sweden: Nacka
Kudhashay: Soomaaliya. Haysta: jisiyad Iswiidhish.
Suuriya: Ku dhintay  2014.

 

 

 

 

 

s2Farah Mohamed Osman
ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo Maraykanka ku qaaday goob oo lu sugnaa.
Sanadka dhalashada: 1990
Swedn: Örebro
Kudhashay: Soomaaliya. Haysta: jisiyad Iswiidhish.
Suuriya: Ku dhintay. January 2015.

 

 

 

 

 

s3Liban -Qadar
Ayaa Suuriya tagay  2013.
Sanadka dhalashada: 1991
Sweden: Örebro
Ku dhashay: Sweden. ah Soomali
Suuriya: ku dhintay January 2015.

 

 

 

 

 

s4Abdi Fatah Ahmed
Sanadka dhalashada: 1990
Sweden: Västerås
Kudhashay: Soomaaliya. Haysta: jisiyad Iswiidhish.
Gender: Lab
Suuriya: ku dhintay 2015.

 

 

 

 

 

s5Khalid Osman Timayare
Koox kubada cagta oo  ka dhisnayd magaalada Göteborg. waxuu ku biiray IS.
Sanadka dhalashada: 1990
Sweden: Göteborg
Kudhashay: Soomaaliya. Haysta: jisiyad Iswiidhish.
Suuriya: waxaa lagu arkay isga oo ka dhax muuqda filim ay soo dhigeen  IS lama xaqiijin dhimashadiisa.

 

 

 

 

 

s6Ahmed Barre
Ayaa ka amba baxay magaalada  Örebro ee dalka Iswiidhan. Bishii Janaayo 2015.
Sanadka dhalashada: 1990
Sweden: Örebro
Kudhashay: Soomaaliya. Haysta: jisiyad Iswiidhish.
Suuriya: ku dhintay January 2015.

 

 

 

 

 

s7Bille Ilais Maxamed
Ayaan ka amba baxay caasimada dalka Iswiidhan ee  Stockholm ee June 2014. Waxa uu sidoo kale ka ka mid ahaa  dhowr  dhallinyaro ah oo u ku biiray IS. Waxaana  2010 looga shakiyay in uu xariir la leelayahay argagixisada,
Maxkamadda ku taala magaalada Göteborg ayaa la soo taagay taa soo markii dambe la beeniyay inuu xariir la leeyahay islamiyiinta IS.
Sanadka dhalashada: 1984
Sewden: Stockholm
Kudhashay: Soomaaliya. Haysta: jisiyad Iswiidhish.
Suuriya: ku dhintay 2014