Jaaliyada Wadaagsin ee saldhigeedu yahay magaalada Gothenburg ayaa booqasho ugu tagtay Fiqi Bashir Cabdulle oo ku xanuunsan magaalada Stockholm.

image-0-02-01-4787116993a541f2d2e6f6f40f13aeeba226f11e90fc15c3403f46b20eedd3bc-V

Fiqi bashir oo hadal kooban u jeediyey waftigii jaaliyada ayaa alle uga baryey in Soomaalidu nabad hesho, wixii dhibaato ah oo dhexyaalana alle u sahlo iney xaliyaan.

20160717_170343 Inkasta oo Fiqi Bashir xanuun hayey hadana waxaa wajigiisa ka muuqday nuur fiican.  20160717_170337

Waxaan allihii waynaa uga baryeynaa inuu Fiqi Bashir caafimaad deg-deg ah siiyo, waxaan kaloo ka codsaneynaa in umada islaamka ah u soo duceeyaan Fiqiga in alle ka qaado xanuunka haya

image-0-02-01-204394d7e441860ea4f9cd85299181f148306f4e1ac311a8f16e4d95dffb0dc0-V image-0-02-01-6261968eefb9653fff795b709ee4da4796a7fa971b9f60c516d7caaa5e0f8444-V image-0-02-01-4787116993a541f2d2e6f6f40f13aeeba226f11e90fc15c3403f46b20eedd3bc-V image-0-02-01-ac4f50258f484ed273b94e9fa98a1413d0e05ad070c0ebe8f3fceaec8a0e989b-V image-0-02-01-cc5b7384afd7d7efa25ad3e04bebbf0ce89aaabf864abe9358abd12e9e259a4d-V image-0-02-01-ee46764c392afb1b035737d294cb0ff29483449d1515ba9ce27d2b0c8303c459-V

image-0-02-01-f103122a779540a73afe19b4260f7f16c988dc1f4e50e79bb68a9b02ef89947f-V