Fiqi Bashir Abdulle oo ku geeriyooday dalka sweden

Fiqi Bashir

Tacsi Tiiraanyo Leh: Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun! Geeridu Waa Xaq Cid Kastana Way Sugaysaa, Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota ehelkii iyo qaraabadii iyo bulsha waynta Soomaaliyeed ee uu ka baxay Fiqi Bashir Abdulle.

Dardaarankii Fiqi Bashir Abdulle uu kula dardaarmay umada soomaaliyeed

 

  • Tawxiidka iyo qawlka eebe raacaan
  • Iney midnimada Somalia iyo toodaba adkeeyaan
  • Iney nabada iyo nabad kuwada noolaanshaha meel ay joogaan ba adkeeyaan
  • Iney dhulkoodii wax u qabtaan
  • Iney dhaqanka suuban oo tiir dhaxaad u ah umada soomaaliyeed aysan ilaawin
  • Ugu dambayntii wuxuu u duceeyey umada soomaaliyeed iney nabad iyo horumar gaarto