Europas Brasilia dokumentärfilm/ filim ku saabsan Sagal Hussein

 Sagal Hussein

filimkaan wuxuu ka hadlayaa gabadha magaceeda oo layiraahdo Sagal Hussein oo ah gabar aabaheed ka yimid wadanka Somalia, waa sagaal iyo toban jir 19 ku dhalatay wadanka Sweden, magaalada Gothenburg, xaafada Hjälbo (jaalbo). waxaan lasoconaa sida Sagal ay uga dhabayn doonto waxa ay ku hamineyso markay waxbarashadeeda dhamaysato. filimku wuxuu ka koobanyahay markii ay ku koreysay jaalbo iyo taariikhdeedii jaalbo, markay feeryahanka ahayd, markay u tbabaraneysey iney feeryahan noqoto. Sida qaloocan oo dadka maalqabeeka ah u arkaan xaafadey ku soo kortay ayey ka soo horjeedaa. Sagal xaafadey ku soo kortay waa mid dadka ajnabigaa kaliya ku nool yihiin. Sagal waxay u aragtaa jaalbo meesha ugu fiican ee lagu koro.

Sagal Hussein waxaa u dhamaan rabawaxbarashadii taqtarnimada mardhow, waxayna rajeyneysaa iney guul wayn ka gaarto waxbarashadeeda taqtarnimo.

Taariikhdu markey tahay Bisha December 1-2 kowda ilaa labada ayaa waxaa lasoo bandhigayaa filimka Sagal ka hadlaya, waxaa lagu dhigayaa magaalada Gothenburg, barta loo yaqaan Kungs sportsplatsen shaneemada ku taal oo magaalada dhexdeeda. Ha moogaan inaad soo daawato taariikhda Sagal iyo guulaha soo gaartay, tigidka waxaad ka iibsan kartaa halkaan:

http://bioroy.se/kalendarium/filmer/europas-brasilia/

Filmen handlar om Filmen handlar om Sagal Hussein, en 19-årig boxare från Hjällbo. Vi följer hennes väg ut i livet efter studenten, när hon förverkligar sina drömmar. Filmen består av ett collage av unikt arkivmaterial om Hjällbos historia, actionfylld boxning, hård träning samt intervjuer med förortens kritiker ur den akademiska medelklassen, som på olika sätt försöker förklara för Sagal varför förorten hon kommer ifrån är ett sådant misslyckande. Sagals Hjällbo är idag en av de mest segregerade förorterna i Sverige. Men hon kan inte föreställa sig ett bättre ställe att växa upp på., en 19-årig boxare från Hjällbo. Vi följer hennes väg ut i livet efter studenten, när hon förverkligar sina drömmar. Filmen består av ett collage av unikt arkivmaterial om Hjällbos historia, actionfylld boxning, hård träning samt intervjuer med förortens kritiker ur den akademiska medelklassen, som på olika sätt försöker förklara för Sagal varför förorten hon kommer ifrån är ett sådant misslyckande. Sagals Hjällbo är idag en av de mest segregerade förorterna i Sverige. Men hon kan inte föreställa sig ett bättre ställe att växa upp på.