Deprecated: __autoload() is deprecated, use spl_autoload_register() instead in /customers/0/9/6/barqamaal.com/httpd.www/wp-includes/compat.php on line 502 Labida Gaatama oo laqabanayo iyo Gabayada soo socda ee ku saabsan labida Gaatama, yaa bilaabi doona Gabayga ? – Barqamaal

Labida Gaatama oo laqabanayo iyo Gabayada soo socda ee ku saabsan labida Gaatama, yaa bilaabi doona Gabayga ?

Labida Gaatama

Waxaa mudo aan fogayn laqaban doonaa dhulka sool, sanaag iyo cayn.

Dhulkaas oo bulshada dagta gayiga Puntland, Kilinka shanaad, Gado iyo Jubooyinka u ah hoyga dhaqanka iyo hida ay ku faanaan.

Qabashada ilaa iyo labida Gaatama waxay keeni doontaa Gabayo kala duwan oo kasoo curta, gayiga Puntland, kilinka shanaad ama meela kalaba.

Waxaa bulshada kor ku xusan aysan marna yeelayn wax ka sokeeya labida gaatama, waxaana looga digayaa hogaamiyayaasha Puntland iney ka gaabiyaan ineysan  fulin

rabitaanka 100% bulshada kor ku xusan waxa ay doonayaan. Labida Gaatama oo laqabanayo iyo Gabayada soo socda ee ku saabsan labida Gaatama, yaa bilaabi doona Gabayga ?