Deprecated: __autoload() is deprecated, use spl_autoload_register() instead in /customers/0/9/6/barqamaal.com/httpd.www/wp-includes/compat.php on line 502 Calool ka noolow naga joog. – Barqamaal

Calool ka noolow naga joog.


Calool ka noolow naga joog.

Asc Reer Puntland Waxaad halkaan ku daawan doontaan
dardaaran taariikhiya oo ay sadex oday oo reer Puntland ah
uga tagayaan intii nool iyo iyo inta dhalan doonta ee
ka damqan doona wixi dhibaataa ee ku yimaada
hogaan socodka dowlad goboleedka Puntland. Waa
dardaaran ku dhisan cilmi iyo aqoon, waaya
aragnimo soo jirtay mudo dheer, aqoon maadiya
iyo mid Abwaanimo, waa xikmad ku saleysan wadan
jacayl, daryeel jacayl bulsho iyo alle ka baq. waa
dardaaran bulsho nasiib lihi ay helaan. Daawasho
wacan.