Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyay Ra’iisul Wasaare C/weli Sh. Axmed (SAWIRRO) Sabti, December 21, 2013 (HOL) — Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay ra’iisul wasaare, C/weli Sheekh Axmed Maxamed, kaddib markii maanta uu madaxweynaha Xasan Sheekh maanta hor-geeyay baarlamaanka. Mudanayaashii kulanka fadhiyay…

Read More

Musharax Awaare oo Booqasho Sharfeed ugu tagay Islaan Ciise Islaan Maxamed+Sawiro

Musharaxa u taagan xilka madaxweyn nimo ee Puntland Mudane Cali Cabdi Awaare ayaa maanta Booqasho sharafeed ugu tagay Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse oo ka mid ah isimada ugu waaweyn deegaanada Puntland, Musharaxa ayaa ku booqday Islaanka gurigiisa oo ku yaala magalada Caasimada ah ee Garoowe, waxaana salaan iyo…

Read More

Kulan Galabta Garoowe ku dhex maray Musharixinta Puntland iyo Guddigii Xalinta Khilafadka Xubnaha Barlamankaa ee uu soo Magacabay Madaxweynaha Puntland ayaa wadahadal dheer kaddib Musharixinta waxaa ay fasaxeen Shaqada Guddiga iyagoo kula Dardarmay Cadaalad fal. Rag ku hadlay afka Musharixinta aya sheegay in aysan diidanayn Shaqsiyaadka Guddiga balse ay diideen…

Read More

BEESHA Bahdir oo u dooratay Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Daarood (Sawirro)

BEESHA Bahdir oo u dooratay Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Daarood (Sawirro) Posted on December 20, 2013RBC, Sawiro, Wararka Boosaaso(RBC Radio) Shir ay ku yeesheen beelaha Bahdir (19.12.2013) gudaha magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayey ku sheegeen in Boqorka Beelaha Daarood u doorteen Boqor Burhaan Boqor Muuse. Shirka oo ka dhacay…

Read More

KOWSAR DECEMBER 20, 2013 0 Munaasabadan  oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay  ayna ka soo qayb galeen dhamaan nabadoonada waxgaradka  ismada iyo dhalinyarada   beel weynta cismaan maxamud  ayaa waxa si  wada jir ah lay kugu af gartay  in uu   Boqor burhaan boqor muuse uu yahay boqorka guud ee beelaha daarod…

Read More

http://barqamaal.com/wp-content/uploads/2013/12/Boqor-c.laahi-Axmed-Cali-yyuy.mp3 Garoowe, December 19, 2013 – Shirkii isimada ayaa weli ka socda xaruunta Puntland ee Garoowe, waxaana maanta war ka soo baxay isimada lagu sheegay in haatan meel wanaagsan ay wax u marayaan. Boqor Cabdulaahi Axmed Cali oo ka mid ah isimada dhowaan shirku uga furmay Garoowe, waxaa uu Warbaahinta…

Read More

Daawo. Dagaalkii Gudoomiye Tarsan & Farshaxaniste Amirarst oo xoogaystay{Dil beey gaadhay}. Farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Aminarts oo inta badan abaara xaqiiqda iyod areenka dhabta ah ee umadda Somaaliyeed, ayaa waxaa soo wajahaya cadaadis uga imaanya siyaasiyiinta Muqdisho. Gudoomiyaha G/Banaadir Tarsan ayaa ku hanjabay hadii Amir joojin waayo sawirada inuu marayo halka…

Read More

Al-Qaeda’s head in Syria claims they are winning civil war Abu Mohammed al-Golani insists victory for al-Qaeda in Syria will come “in a matter of days” Protesters hold the Jabhat al-Nusra flag slogans during a demonstration Photo: AP By Richard Spencer, Middle East Correspondent 4:40PM GMT 19 Dec 2013  The head of al-Qaeda’s official franchise…

Read More

The Chinese military machine’s secret to success: European engineering

The Chinese military machine’s secret to success: European engineering By David Lague Filed December 19, 2013 SILENT STRENGTH: This modern Chinese submarine packs a diesel engine by MTU of Germany. The People’s Liberation Army has purchased much key hardware from Europe. REUTERS/Kin Cheung German diesel engines now power China’s stealthy submarines –…

Read More