Warbixin:- Dilka xildhibaan Faysal iyo doorka caasimadnimo ee Muqidsho.

  Waxaa 06/12/2013. qarax la soo maleegay lagu khaarijiyey Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Soomaaliya laguna magacaabo Maxamed Warsane Maxamed oo ku magac dheeraa Faysal ( Alaah janadii haka waraabiyo) ,Xildhibaanku wuxuu ka soo jeedaa Puntland.. xildhibaan Faysal oo aan aqoon shaqsi ah u leeyahay waxaan ku tilmaami karaa wadani, indheergarad firfircoon,…

Read More

Waxaa hada si xawli ah ku socda ololaha ay Musharixiintu isku soo bandhigayaan iyagoo badankoodu hada ay bilaabeen Wareeg ay ku samaynayaan Gayiga Puntland, Waxaa iyana feer socda soo xulida Xildhibaanada, inkastoo muran badan dhankaas ka jiro, Madaxweyne faroole wuxuu todobaadkaan horaantiisa ku dhawaaqay Gudiga Xalinta khilaafaadka oo shaqadooda ugu wayn…

Read More

Daawo sawirada shirkii jigjiga oo Wali socda

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan sheikh Maxamed iyo Wafdigii uu hogaaminayay ayaa wali wuxuu ku sugan yahay Magaalada Jigjiga halkaasoo ay ku kulmeen Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Madoobe oo ay ka wada hadleen Xaalada Jubaland iyo halka ay marayso. Labada masuul waxay ka wada tashadeen sidii loosii wadi lahaa horumarinta…

Read More

Jigjiga:Siday Balanteenu Ahayd Waxaanu Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Qaabilaad aad u Heersaraysay oo Ay Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumariyo Golaha Fulinta Xukuumada DDSI ay Ku Qaabileen Garoonka Diyaaradaha Wiil-Waal Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Madaxweynaha Puntland Mudane Maxamed(Faroole)halkaasoo Ay Ubax Qadarin iyo Sharaf Mudan ay Qoorta ugu Galiyeen Gabdho u sii…

Read More

Qardho:Murashax Maxamed Cabdinuur oo si wayn loogu soo dhaweeyay Qardho(Sawirro)

  Qardho(pp) Murashax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo ka mid ah ragga u taagan xilka madaxtinimadda Puntland ayaa maanta si ballaaran waxaa loogu soo dhaweeyay magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar. Dad-wayne aad u faro badan oo watay gaadiid iyo fardo ayaa duleedka koonfureed ee magalada Qardho ugu hortagay,halkaasoo haweenkii kasoo qayb galay…

Read More

Qarax ka dhacay magaalada Bosaso – Faahfaahin iyo Sawiro/Video

Goorey saacadu markey ahayd abaaro 11:00 barqanimo ee maanta oo Khamiis ah ayaa hal mar la maqley qarax aad u weyn oo ka dhacay waddada ka soo baxda Suuaqa Caanaha isla markaana aada dhanka Hotel Imaraat, Uuro iyo qiiq ayaa cirka isku shareeray, waxaana firirku gaarey meelo aad uga fog…

Read More

Qorax weliba subaxeede maalmihii na soo marey mid waliba xusuus iyo dareen reebtay, Shan sano ka hor maanta oo kale Garoowe musharixiin ayey soo dhaweeyneysey, maalmuhuse kala geddisan ninba si u arag mid tebaya, dulqaad iyo dimoqraadiyad la’aan, mid macaan iyo amni dareemaya halka mid kale ay Ashuun ku aadaan…

Read More