AKHRISO: Khudbadii R/W Saacid looga diiday in uu ka akhriyo Baarlamaanka

KHUDBADDII RAYSAL WASAARAHA EE MADASHA BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA DECEMBER 02, 2013 Marka ugu horreysa waxaan Salaan waafiya u hibeyneyaa Guddoonka iyo Xubnaha GOLAHAN HAYBADDA WEYN EE SHACABKA, oo ay haboon tahay in mar walba la xasuusnaado in Fadhigiisa Guud yahay HAY’ADDA, Dastuur ahaan, Ugu SARREYSA Uguna AWOODDA badan Qaranka Soomaaliyeed….

Read More

Maxaa xigi karo xil ka qaadista Saacid?!!! 2. december 2013

Baarlamaanka soomaaliya ayaa waxa uu xilka ka qadaay ra’iisal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Saacid. Waxaa u codeeyay mooshinka 184, halka 65 oo kaliya ay u codeeyeen iyadoo tirada guud ee xildhibaanada soo xaadiray kulanka ay ahayd 249. Ra’iisalwasaaraha cusub Haddaba waxa ay su’aashu tahay yaa noqon doono ra’iisalwasaaraha cusub?…

Read More

    Joint appeal on Kenya refugee resourcing With the unprecedented rate of displacement in Syria, UNHCR cannot provide much needed aid at other crisis points. Last updated: 30 Nov 2013 11:45 Ertharin Cousin Ertharin Cousin Ertharin Cousin is the executive director of the World Food Programme. RSS Antonio Guterres…

Read More

  A narcissistic US, an anxious Saudi Arabia and a hysterical Israel The Iran nuclear deal has brought out the ‘borderline’ personality disorder of Saudi Arabia and Israel. Last updated: 02 Dec 2013 10:38 Amal Saad-Ghorayeb Amal Saad-Ghorayeb Amal Saad-Ghorayeb is a Lebanese academic, political analyst and blogger. She is…

Read More

Somali Parliament ousts Prime Minister

  Somali Parliament ousts Prime Minister By Omar Nor, CNN December 2, 2013 — Updated 1902 GMT (0302 HKT) Somalia’s former Prime Minister Abdi Farah Shirdon speaking in Mogadishu on December 2, 2013. Somalia’s former Prime Minister Abdi Farah Shirdon speaking in Mogadishu on December 2, 2013. STORY HIGHLIGHTS Prime…

Read More

  Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay xil ka tagidda Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya kuna baaqay in si dhaqso loo soo magacabo Raisulwasare FAARAX DECEMBER 2, 2013 0 Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay xil ka tagidda Ra’iisal Wasaaraha…

Read More